Qeexid

"Dun mayraxeed oo adag."

Qeexid Xigta

L. ah: wax adkaysi leh.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga liil oo kali ah:
  • Laakiin si kasta wax haw jireene waxa barnaamijka diiwaangelinta ka muuqday mad-madow iyo dhaliilo badan oo u muuqda inay wasakheeyeen kalsoonidii barnaamijka diiwaangelinta cod-bixiyayaasha oo ah albaabka ugu weyn ee laga gelayo garoonka ciyaarta.
  • Haddii ay gawaan-raac, marin-habaabin ama buun-buunin ka dareemaan, waxaa u caado ah, in ay buruud-shiilaan, oo ay dhaliilihiisa duur-xul ugu sheegaan.