Qeexid
"Ku l.: wax meel ku safid."
[-iyay, -isay]
liilam yay
liilam say
f.g2"Ku l.: wax meel ku safid."
Wadaag:
Xaskul, harag iwm si ay u jilcaan garaacid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ku l.: wax wax kale ku lammaan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax meel suran oo adag ruxruxid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax qiimaha ay leeyihiin siin.
Wax dhammaystir.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Miro yaryar, kuuskuusan, leh biyo dhanaan oo laga helo fitimiin C.
Geedka mirahaasu ka baxaan.
Midabka dharka lagu naqshadeeyo.
m.dh
Wadaag: