Qeexid
"Ku l.: wax wax kale ku lammaan ahaansho."
[-naa, -nayd]
liilansan aa
liilansan ayd
f.mg4"Ku l.: wax wax kale ku lammaan ahaansho."
Wadaag:
Wax dhinac u qallooca ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax holan lagu dubay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Xaskul, harag iwm si ay u jilcaan garaacid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax ballan loo dhigay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax socod ku jira ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dab, nal iwm wax bakhtiyey ahaansho. ld densan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qof wax illowsan ahaansho.
Wax saqraansan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: