"Walax budo ah oo la qaso laiskuna qaras bixiyo."
Wadaag:
ld liin.
m.dh
Eeg liimo
Liin bambeelmada ka yaryar liin dhanaantana ka waaweyn oo dhadhan macaan leh.
ld liindhanaan.
ld liin-ugunji.