Qeexid
"(bot.) Geed caleemo dhuudhuuban leh, dhala miro kulkulucsan oo midab hurdi ah leh, lana miirto biyaheeda."
"(bot.) Geed caleemo dhuudhuuban leh, dhala miro kulkulucsan oo midab hurdi ah leh, lana miirto biyaheeda."
Wadaag:
Miro yaryar, kuuskuusan, leh biyo dhanaan oo laga helo fitimiin C.
Geedka mirahaasu ka baxaan.
Midabka dharka lagu naqshadeeyo.
m.dh
Wadaag:
Mayrmidda dhar iwm midabkoodu mayrmo marka biyo la geliyo.
m.l
Wadaag:
Dhar iwm midabkooda dhaqmid marka biyo la geliyo.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
(daaw.) Buro daran oo ka baxda qanjirrada liinfada.
(daaw.) Kansarka qanjirrada liinfada.
m.dh
Wadaag:
Nooc liinta ka mid ah oo dhadhan macaan leh; liimo-xaali.
m.dh
Wadaag:
Nooc liinta ka mid ah oo dhadhan dhanaan ah leh.
m.dh
Wadaag: