Qeexid
"Dhar iwm midabkooda dhaqmid marka biyo la geliyo."
[-xay, -xday]
liinbax2 ay
liinbax2 day
f.g1"Dhar iwm midabkooda dhaqmid marka biyo la geliyo."
Wadaag:
Mayrmidda dhar iwm midabkoodu mayrmo marka biyo la geliyo.
m.l
Wadaag:
Miro yaryar, kuuskuusan, leh biyo dhanaan oo laga helo fitimiin C.
Geedka mirahaasu ka baxaan.
Midabka dharka lagu naqshadeeyo.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Buro daran oo ka baxda qanjirrada liinfada.
(daaw.) Kansarka qanjirrada liinfada.
m.dh
Wadaag:
Nooc liinta ka mid ah oo dhadhan macaan leh; liimo-xaali.
m.dh
Wadaag:
(bot.) Geed caleemo dhuudhuuban leh, dhala miro kulkulucsan oo midab hurdi ah leh, lana miirto biyaheeda.
m.dh
Wadaag:
Nooc liinta ka mid ah oo dhadhan dhanaan ah leh.
m.dh
Wadaag: