Qeexid
"(daaw.) Buro daran oo ka baxda qanjirrada liinfada."
Qeexid Xigta
(daaw.) Kansarka qanjirrada liinfada.
"(daaw.) Buro daran oo ka baxda qanjirrada liinfada."
(daaw.) Kansarka qanjirrada liinfada.
Wadaag:
Miro yaryar, kuuskuusan, leh biyo dhanaan oo laga helo fitimiin C.
Geedka mirahaasu ka baxaan.
Midabka dharka lagu naqshadeeyo.
m.dh
Wadaag:
(-mooyin, m.l) (daaw.) Cudur ka mid ah cudurrada galmada oo uu keeno kalaamiidiya; wuxuuna ku badanyahay dalalka cimilada kulul leh. Nabarka ugu horreya oo ku dhaca (cawrada) xubnaha galmada waxa weheliya qanjirbararsarcada, xididdada liinfada ee ku yaal xubnaha galmada way xirmi karaan taas oo keenta adkaansho maqaarka meeshaas.
m.dh
Wadaag:
Mayrmidda dhar iwm midabkoodu mayrmo marka biyo la geliyo.
m.l
Wadaag:
Dhar iwm midabkooda dhaqmid marka biyo la geliyo.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
Nooc liinta ka mid ah oo dhadhan macaan leh; liimo-xaali.
m.dh
Wadaag:
(bot.) Geed caleemo dhuudhuuban leh, dhala miro kulkulucsan oo midab hurdi ah leh, lana miirto biyaheeda.
m.dh
Wadaag:
Nooc liinta ka mid ah oo dhadhan dhanaan ah leh.
m.dh
Wadaag: