Qeexid
"Wax aan si fiican meel u haysan ruxruxasho."
[-qday, -qatay]
liiqliiq day
liiqliiq atay
f.mg3"Wax aan si fiican meel u haysan ruxruxasho."
Wadaag:
Miro yaryar, kuuskuusan, leh biyo dhanaan oo laga helo fitimiin C.
Geedka mirahaasu ka baxaan.
Midabka dharka lagu naqshadeeyo.
m.dh
Wadaag: