Qeexid

"(-sas, m.l) Magacyo badan oo meel ku tixan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga liis oo kali ah:
  • Macallin C/llaahi Cali oo ah guddoomiyaha degmada Dharkeynley ayaa sheegay inaysan jirin khasaare gaaray booliiska degmadaas ee xalay weerarka lagu qaaday, wuxuuse ka gaabsaday inuu ka hadlo khasaaraha rayidka gaaray.
  • Kooxda Al-shabaab ayaa saldhigyo ka sameystay xaruntii maamulka Degmadaas iyo saldhiga booliiska, iyagoo saakayna bilaabay baaritaano ay ku raadinayaan burcad dhibaato ku hayay dadka degmadaas.