Qeexid
"(-rro, m.dh) Halbeeg lagu cabbiro hooraha una dhigma 1000 senti mitir oo saddex jibbaaran."
"(-rro, m.dh) Halbeeg lagu cabbiro hooraha una dhigma 1000 senti mitir oo saddex jibbaaran."
Wadaag:
(-mo, m.dh) (kiim.) Bir firfircoon oo fudud oo sida xariirta oo kale ah; waana curiyaha ugu horreeya biraha alkali (ururka I ee tusaha kalgalka curiyayaasha). Waxay ku jirtaa silikeytyo kakan oo badan.
m.l
Wadaag:
Miro yaryar, kuuskuusan, leh biyo dhanaan oo laga helo fitimiin C.
Geedka mirahaasu ka baxaan.
Midabka dharka lagu naqshadeeyo.
m.dh
Wadaag:
Cid cudur ama dhaqaale darro awgeed la tabar yarayn.
f.mg3
-iitay, -iidatay
Wadaag:
Xaskul, harag iwm si ay u jilcaan garaacid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(dhaq.) Lacag dalal dhawr ah laga isticmaalo ama laga isticmaali jiray sida dalka talyaaniga.
m.l
Wadaag:
Indho ka qarsoomid.
Ku l.: bidhaan hawd, jeex iwm ku qarsoomid.
f.mg1
Wadaag: