Qeexid
"Ka l.: cid ku jeesjeesid."
[-ooday, -ootay]
likaaco oday
likaaco otay
f.mg3"Ka l.: cid ku jeesjeesid."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (fiis.) Walax kasta oo ileys mootiye ah, lehna hal dhinac oo xoodan ama labada dhinacba xoodan.Bikaacada waxa lagu tilmaansadaa nooca dulaheeda ama raadka duluhu ku leeyihiin dhud ileys.
m.dh
Wadaag:
Wax meel ku mudan oo aan dhaqdhaqaaqin ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: