Qeexid

"Daacadnimo."

Qeexid Xigta

L. ah: qof daacad ah.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lillaahi oo kali ah:
  • Innaa Lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun, Ma dhinte waa Alle ee marxuumka alle ha u naxariisto!
  • Saciid markuu arkay lacagtii wuxuu bilaabay inuu iska fogeeyo, isagoo odhanayay: "Innaa Lillaahi Wa innaa Ileyhi Raajicuun, sida inay musiibo ku dhacday oo kale.