Qeexid
"Dhiiqo darteed la socon waayid."
[-imtay, -immatay]
limm mtay
limm mmatay
f.mg3"Dhiiqo darteed la socon waayid."
Wadaag:
(-fo, m.l) (c.nafl.) Dareere aan midab lahayn oo laga helo habdhiska limf, kaas oo ka soo shubma meelaha u dhexeeya unugyada. Limfku wuxuu u egyahay balaasmaha dhiigga wuxuuna ka koobanyahay biyo iyo walxo kale oo ku milan, sida cusbo iyo borotiinno.
m.l
Wadaag:
Laba maqaar lo'aad oo isku midab ah iyo maqaar saddexaad oo ka midab duwan oo inta si farsamaysan laysugu dhafo, laysku tolo oo mid laga dhigo.
m.dh
Wadaag:
Falidda dhul beereed sarac ku yaal oo caws iwm laga falay.
m.l
Wadaag: