Qeexid

"(-imay, -intay; -imi) Beer abuuran haramo ka jarid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lin oo kali ah:
  • Gudoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in loo baahan yahay in laga hortago falalka ammaan daro ee ay maleegayaan Kooxaha ka horjeeda Dowladda, wuxuuna ugu baaqay Ciidamada Booliska in ay ka soo baxaan kaalintii laga rabay.
  • DFKMG ah, MGPL iyo maamulka la magac baxey Somalinad ayaa horey heshiisyo ula galey shirkado yar yar ah.