"ld ningax1."
Wadaag:
ld ningaxo.
f.mg3
-xday, -xatay
ld ningax2.
f.g1
-xay, -xday
ld ningaxan.
f.mg4
-xnaa, -xnayd
ld ningaxasho.
m.dh
ld ningaxnaan.
Mayrax, maro iwm. oo qarka lagaga duubo haruub si uu weelka aad ugu qabsado. ld lingax1, niggax1.
m.l
/dh ld ningaxnaan.
(-imay, -intay; -imi) Beer abuuran haramo ka jarid.
Mayrmidda dhar iwm midabkoodu mayrmo marka biyo la geliyo.
ld ningixid.