Qeexid
"Si aan dhaqdhaqaaq lahayn u istaagid."
[-ray, -rtay]
liqdaar2 ay
liqdaar2 tay
f.g1"Si aan dhaqdhaqaaq lahayn u istaagid."
Wadaag:
Wax meel taagan oo aan dhaqdhaqaaqayn ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax shidid (dab); wax ifid (nal, feynuus iwm).
Taabasho; maagid; daandaansi.
Qof dilid; qof rayd.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Iin madaxa ragga gasha oo timaha hoosha ama wax yar ku reebta.
m.dh
Wadaag:
Dab, nal, dhawr jeer oo isu dhowdhow daarid.
Maagid; juqjuqayn; daandaansi.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dhaadhaqaaq baaq ah cid wax ku garan siin.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qof buka, xanuun awgiis taah iyo gadgaddoon samayn.
Xoolo ilmohooda u soo insaarixin.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Cunto ama cabbitaan jadiinka marin.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag: