Qeexid
"Wax meel taagan oo aan dhaqdhaqaaqayn ahaansho."
[-rnaa, -rnayd]
liqdaaran naa
liqdaaran nayd
f.mg4"Wax meel taagan oo aan dhaqdhaqaaqayn ahaansho."
Wadaag:
Si aan dhaqdhaqaaq lahayn u istaagid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Geela intiisa aan weli gaarinda'dii uu ku rimi ama wax ku rimin lahaa.
Doog iyo barwaaqo badan.
Aa.ah: meeldoog badan leh. 4. Aa.ah: waqti doog iyobarwaaqo leh.
m.l.u
Wadaag:
Wax, wax kale lagu laray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Hal suuldaar lagu sameeyey ahaansho.
f.mg1
Wadaag:
Qof wax illowsan ahaansho.
Wax saqraansan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Warqadda lagu oggolaado lacag la doonayo in la bixiyo.
Warqad maxkamaddu ku oggolaato qof in la xiro ama in wax la baaro.
m.l
Wadaag:
Wax meel dhulka ka sarreysa la dhigay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Alaab wax la saaray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag: