Qeexid

"Candho, wax caano ka yimaadeen noqosho."

Qeexid Xigta

Mindi wax af loo yeelay noqosho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lisan oo kali ah:
  • Shube & Abwaan ku Dayo Puntland Cabdiraxman Farole Madaxweynaha Puntland ayaa ugu dambeyntii gudoonsiiyey Abwaankaan Shahaado sharaf taas oo uu sheegey iney tahay tii ugu qaalisaneyd ee la bixiyo tan iyo intii dhidibada loo aasey maamulka Puntland.
  • Kalluunta haddaan gaar ahaan soo qaato, markab dhan oo buuxa oo shirinbis ah, ayaa 2006 shan boqol (500) baa laga qaadi jiray, 2007-kii waxa laga dhigay 3000 (Saddex kun), waana shirinbis oo waa nooca ugu qaalisan.