Qeexid
"(-sayaal, m.l/dh) Dhagax mindiyaha iwm lagu afeeyo."
"(-sayaal, m.l/dh) Dhagax mindiyaha iwm lagu afeeyo."
Wadaag:
Caano markaas la lisay.
Wax kastoo caano ama dhacaan leh sida xabagta iyo cinjirka iyo dhiinka miraha, oo la soo tuujiyo.
m.l
Wadaag:
Mindi iwm lisin ku afayn.
Xoolo maalid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Candho, wax caano ka yimaadeen noqosho.
Mindi wax af loo yeelay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Xoolo irmaan wax la lisay ahaansho.
Mindi wax af loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Xiddigaha raqaha oo dayaxu maro tooda labaad oo u dhexeysa godinta iyo lixaha.
m.l
Wadaag: