Qeexid
"lixaadla' f.mg4 (-'aa, -'ayd) Qof curyaan ah ahaansho."
"lixaadla' f.mg4 (-'aa, -'ayd) Qof curyaan ah ahaansho."
Wadaag:
lixaadla'aan m.f.dh eeg lixaadla' ld lixaadla'aansho lixaadla'aansho m.l/dh ld lixaadla'aan.
Wadaag:
Xoog, itaal.
Baaxad.
Lixda l.: indhaha, lugaha iyo gacmaha.
m.l
Wadaag:
caadla'aan m.dh 1. Xasilloon ahaansho (cir). 2. Caddaan; xaqiiqo. 3. C. ah: xasilloon (cir). 4. C. ah: Wax saafi ah; wax caddaan ah.
Wadaag: