".j ld lixdanaad."
Wadaag:
Eeg lixdamaad
Tiro ka kooban lix meelood oo min toban ah; lix tobnaad; “60”.
m.l.t
ld lixdameeye.
m.dh
.j Tirada jagaale, kan lixdanka u dhigma.
Tiro qiyaas ahaan u dhow lixdan.
m.l
Sanadaha u dhexeeya lixdanka ilaa lixdan iyo sagaalka.
Eeg lixdameeyo
ld lixaadsasho.
ld lixdameeyo.
Wax indhuhu jeclaystaan oo aad u qurxoon.