"Tiro qiyaas ahaan u dhow lixdan."
Wadaag:
ld lixdameeye.
m.dh
Eeg lixdameeyo
m.l
.j ld lixdanaad.
m.l.t
Tiro ka kooban lix meelood oo min toban ah; lix tobnaad; “60”.
ld lixdameeyo.
Eeg lixdamaad
ld labaataneeye.
eeg mee.
e.we
Eeg labaatameeye
Sanadaha u dhexeeya lixdanka ilaa lixdan iyo sagaalka.
.j Tirada jagaale, kan lixdanka u dhigma.