Qeexid
"Tiro lix ka dhigid."
[-xeeyay, -xeysay]
lixe eeyay
lixe eysay
f.g2"Tiro lix ka dhigid."
Wadaag:
Xaashi turub oo lix dhibcood leh.
Buntuq qafiskiisu qaado lix xabbadood.
m.l
Wadaag:
Xilli diraac ah oo roobab aan badnayn da'aan.
Bilaha xilliga diraacda mid ka mid ah.
m.l
Wadaag:
Tiro ka kooban lix meelood oo min toban ah; lix tobnaad; “60”.
m.l.t
Wadaag: