[-stay, -satay]
lixeys tay
lixeys atay
"Tiro lix ka dhigasho."
Wadaag:
ld lixeyn.
m.l
ld lixeysasho.
Eeg lixeys
eeg lixee.
m.f.dh
eeg lixeyso.
Eeg lixeysad
Tiro lix ka dhigid.
f.g2
-xeeyay, -xeysay
Lafo ruugid.
Nafley wax ay cunto weyday meelo unuunufid.
f.mg3
-stay, -satay
Godadow ciyaarid.
Lib helid.
Tirada shanta iyo toddobada u dhexeysa; “6”.
m.dh.t
Xoog yeelasho.
-saday, -satay
Mindi iwm lisin ku afayn.
Xoolo maalid.
f.g3
ld laxo.