"(-byo, m.dh) Buntuq lixle ah oo gaaban."
Wadaag:
Xaashi turub oo lix dhibcood leh.
Buntuq qafiskiisu qaado lix xabbadood.
m.l
Kataan lix hogood oo shaxeed ku fadhida.
m.dh
Rati lix haamood la saaro.
(-rayaal, m.dh) Buntuq lixle ah oo dheer.