"Rati lix haamood la saaro."
Wadaag:
Xaashi turub oo lix dhibcood leh.
Buntuq qafiskiisu qaado lix xabbadood.
m.l
Kataan lix hogood oo shaxeed ku fadhida.
m.dh
Tirada shanta iyo toddobada u dhexeysa; “6”.
m.dh.t
(-wyo, m.dh) Bowdada iyo kubku meesha ay iska galaan dhankeeda sare; jilib.
ld laxo.
(-byo, m.dh) Buntuq lixle ah oo gaaban.
Tiro lix ka dhigid.
f.g2
-xeeyay, -xeysay
(-rayaal, m.dh) Buntuq lixle ah oo dheer.