Qeexid
"eeg loodsan2."
"eeg loodsan2."
Wadaag:
(fiis.) Astaanta walxaha qaarkood u oggolaata in ay ku noqdaan qaabkoodii salka ahaa marka laga qaado xooggii qaabka walaxda dooriyey.
m.dh
Wadaag:
Nasiino iyo joogsad la'aan.
Xasillooni la'aan; wareer.
m.dh
Wadaag:
eeg gadoodsan. ld gadoodsanaansho; gedoodsanaan, gedoodsanaansho.
m.f.dh
Wadaag: