Qeexid
"Ku l.: maal si xun u isticmaalid."
[-ray, -rtay]
loofar2 ay
loofar2 tay
f.mg1"Ku l.: maal si xun u isticmaalid."
Wadaag:
(-rro, m.dh) Nin maalka si xun u isticmaala ee aan dhaqaalayn.
m.l
Wadaag:
(-ddo, m.l) Naag maalka aan dhaqaalayn ee si xun u isticmaasha.
m.dh
Wadaag:
Qori dheer, dhumuc yar, ballaaran, xalleefsan oo quraanka lagu dhigto.
Qori dheer, xalleefsan, oo guryaha lagu dhiso, alaab kalena laga sameeyo.
m.l
Wadaag:
Wax, wax kale ku kordhin.
Wax, wax kale ku qurxin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Meel, jir iwm qalab caarad dhuuban ku qodid.
Cid farriin u dhiibid.
Cid amar siin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: