Qeexid
"eeg loof2."
"eeg loof2."
Wadaag:
(-rro, m.dh) Nin maalka si xun u isticmaala ee aan dhaqaalayn.
m.l
Wadaag:
Ku l.: maal si xun u isticmaalid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-ddo, m.l) Naag maalka aan dhaqaalayn ee si xun u isticmaasha.
m.dh
Wadaag:
Qori dheer, dhumuc yar, ballaaran, xalleefsan oo quraanka lagu dhigto.
Qori dheer, xalleefsan, oo guryaha lagu dhiso, alaab kalena laga sameeyo.
m.l
Wadaag: