Qeexid
"Wax harraad hayo ahaansho."
[-naa, -nayd]
loofsan aa
loofsan ayd
f.mg4"Wax harraad hayo ahaansho."
Wadaag:
Wax socod ku jira ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-rro, m.dh) Nin maalka si xun u isticmaala ee aan dhaqaalayn.
m.l
Wadaag:
Ku l.: maal si xun u isticmaalid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Mindi, waran iwm wax la looliyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax meel yaal oo aan nuuxsaneyn ama la xooray ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-ddo, m.l) Naag maalka aan dhaqaalayn ee si xun u isticmaasha.
m.dh
Wadaag: