Qeexid

"Qori dheer, dhumuc yar, ballaaran, xalleefsan oo quraanka lagu dhigto."

Qeexid Xigta

Qori dheer, xalleefsan, oo guryaha lagu dhiso, alaab kalena laga sameeyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine