Qeexid
"Sawir gacmeed qiima leh oo ku sawiran waraaq iwm."
"Sawir gacmeed qiima leh oo ku sawiran waraaq iwm."
Wadaag:
Qori dheer, dhumuc yar, ballaaran, xalleefsan oo quraanka lagu dhigto.
Qori dheer, xalleefsan, oo guryaha lagu dhiso, alaab kalena laga sameeyo.
m.l
Wadaag:
(-ddo, m.l) Naag maalka aan dhaqaalayn ee si xun u isticmaasha.
m.dh
Wadaag:
Jaad ka mid ah dhigaha aqalada miyiga lagu dhiso.
Dhagax mindiyaha iwm lagu afeeyo.
Xarriiq dhulka gudub u gooysa oo la siman dhulbaraha. 4.
m.l
Wadaag:
(-lal, m.l) (juqr.) Xarriiq dhigeed ama barka goobooyinka waaweyn midkood, goobooyinkaas oo mara cirifyada, badhahana xaglo quman u gooya; xarriiqaasi ma ahin goobo buuxda maxaa yeelay waxaa jira faraq 80 oo dhig ah iyo waqti 12 sacadood ah oo u dhexeeya labada badh ee goobooyinka waaweyn ee mara cirifyada.
m.l
Wadaag:
Awr si aan toos ahayn awr kale mici ugu dhufasho.
Laal ciyaarid.
f.mg1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
Qori yar oo la qoray oo lagu shubto xabagta dhammaanjada.
m.l
Wadaag:
Diiwaan muslimiintu ay rumaysanyihiin in lagu qoro waxa adduunka ka dhaca ama ka dhici doona oo idil.
m.l
Wadaag: