Qeexid
"Cid nasiino iyo joogsad la'aan wadid."
[-iyay, -isay]
looyaam yay
looyaam say
f.g2"Cid nasiino iyo joogsad la'aan wadid."
Wadaag:
Nasiino iyo joogsad la'aan.
Xasillooni la'aan; wareer.
m.dh
Wadaag:
Nasiino iyo joogsad la'aan ku jirid.
f.mg1
-aamay, -aantay
Wadaag:
Wax socod ku jira ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Meel fog oo roob ka da'ay xoolo u rarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: