Qeexid

"Nasiino iyo joogsad la'aan."

Qeexid Xigta

Xasillooni la'aan; wareer.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga looyaan oo kali ah:
  • Cabdi Xasan Cawaale (Qaybiid) ayuu ra'isal wasaare Cali Maxamd Geedi ugu magacaabey magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ka dib markii uu xill ka qaadis ku sameeyay taliyihii hore Cali Xasan Looyaan (Cali Madoobi).
  • Taliyaha ciidanka Booliiska Cali Maxamad Xasan Looyaan oo ka hadlayay dilalka ka dhacey magaalada Muqdisho ayaa sheegey in ay danbeeyaan dad amaanka wax u dhimaya, isaga oo sheegey in ay ku raad joogaan dadkii falalkaan geystay.