Qeexid
"Wax socod ku jira ahaansho."
[-naa, -nayd]
looyaansan aa
looyaansan ayd
f.mg4"Wax socod ku jira ahaansho."
Wadaag:
Nasiino iyo joogsad la'aan.
Xasillooni la'aan; wareer.
m.dh
Wadaag:
Nasiino iyo joogsad la'aan ku jirid.
f.mg1
-aamay, -aantay
Wadaag:
Cid nasiino iyo joogsad la'aan wadid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof xanniban oo wax u suurtaggeli waayeen ahaansho.
Hawl, wax xannibaadi gashay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cid wax la waaniyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: