Qeexid

"Meel cusub oo markaas la degey."

Qeexid Xigta

L. ah: dad iyo xoolo degaan cusub degey.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga loxos oo kali ah:
  • Fajac loxos markaan, faaqid kala daalay.
  • Gabadhii Xayaad ee wiilkasta sanka ka qabsatay, wiilkii ay is-tidhi “Malaa kan ayaa kufkaaga ah oo aad nolosha la qaybsan kartaa” iyada oo aanay todobaadkii loxoska arooskoodaba ka bixin ayuu Eebbe oofsaday, taasina waa Qadarka Alle.