"Hilib jiir iyo baruur isugu jira oo aan laf lahayn."
Wadaag:
Tabardarro awgeed tartiib u socosho.
f.mg1
-day, -dday
Iil.
Qoryaha iilka xabaasha afka laga saaro.
m.l
Bilawga bowdada ilaa cagta ama qoobka.
Jeex weyn oo laag ku dara dhirna leh.
Socod aan gaadiid la fuushanayn.
m.dh