Qeexid

"(-faf, m.l) Cad yar oo wax dhammaaday ka soo haray."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga luf oo kali ah:
  • Waxa kaloo labada dhinac kawada hadleen sideey isaga kaashan lahaayeen dagaalka ay kula jiraan kooxaha mayalka adag, tahriibta, burcad badeedka iyo wadamada shisheeye oo xaalufka ku haya bada Yemen iyo Somalia u dhaxeeysa.
  • Bilowgii sannadkii 1988 markuu taliskii Siyaad Barre u adkaysan waayey halgankii SNM ayuu si kadis ah ula heshiiyey dawladda Itoobiya oo uu ka dhaxaysay colaad iyo guluf xumi.