Qeexid
"(-faf, m.l) Cad yar oo wax dhammaaday ka soo haray."
"(-faf, m.l) Cad yar oo wax dhammaaday ka soo haray."
Wadaag:
(-nno, m.dh) Xarig iwm oo duugnimo awgeed la dhammaaday oo googo'ay.
m.l
Wadaag:
Cunto yar oo hambo ah uruurin.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Koox yar oo fardooley ah oo dagaal u jeedda.
Orod aan xawli ahayn oo waqtiga dhiillada iyo colaadda la sameeyo.
ld gulfid.
m.l
Wadaag:
Dhulka engegay ama nabaad guuray oo daaqii ka dhammaaday.
m.l.kh
Wadaag: