Qeexid
"Wax yar uruurin."
[-fay, -ftay]
luf2 ay
luf2 tay
f.g1"Wax yar uruurin."
Wadaag:
Cunto yar oo hambo ah uruurin.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Weel iwm dildillaacid.
Wax baabi'id.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
(-nno, m.dh) Xarig iwm oo duugnimo awgeed la dhammaaday oo googo'ay.
m.l
Wadaag:
Koox yar oo fardooley ah dagaal aadid.
Orod aan xawli ahayn waqti coolad iyo dhiillo jirto samayn.
f.mg1
Wadaag: