Qeexid

"Cunto hambo ah oo laysu soo uruuriyey."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lufluf oo kali ah:
  • Waa la is laab xaadhanayay oo luflufkii iyo leeleelkii uu nidaamkii jiray baday baa la iska dhaqayay.
  • Waa la is laab xaadhanayay oo luflufkii iyo leeleelkii uu nidaamkii jiray baday baa la iska dhaqayay.