[-saday, -satay]
lugabaxs aday
lugabaxs atay
"Socod curuqtirasho ah meel dhow ku tegid."
Wadaag:
ld lugabaxsasho.
m.l
Eeg lugabaxsi
eeg lugabaxso.
m.f.dh
Xoolo biyo badan siisasho.
f.g3
-saday, -satay
Qun yar socosho.
f.mg3
Eeg majabaxso
Wax meel ku jirey kala bixid.
Nafley wax halis u ah ka cararid.
Ka b.: nafley halis ka badbaadid.
eeg lugee.
ld lugayn.
(-xay, -xday; -bixi) Kala l.: wax iska reebid.
f.mg1
Isku l.: wax kala daadsan isu uruurin.
-way, -wday
eeg lugadduw.