Qeexid
"(-xay, -xday; -bixi) Kala l.: wax iska reebid."
"(-xay, -xday; -bixi) Kala l.: wax iska reebid."
Wadaag:
Bilawga bowdada ilaa cagta ama qoobka.
Jeex weyn oo laag ku dara dhirna leh.
Socod aan gaadiid la fuushanayn.
m.dh
Wadaag:
Socod curuqtirasho ah meel dhow ku tegid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Gaadiid la'aan meel socod ku aadid.
f.mg2
-geeyay, -gaysay
Wadaag: