Qeexid
"Cid lala socday wax yar ka harid."
[-iyay, -isay]
lugdambeed yay
lugdambeed say
f.mg2"Cid lala socday wax yar ka harid."
Wadaag:
(-ddo/-dyo, m.dh) (xis.)Ururka xubnaha dambe ee lammaaneyaal horsan ee xiriir. Guud ahaan waa ururka leh tirsaneyaal ee la dhigo dhidibka taagan (dhidibtay) ee garaaf.
m.l
Wadaag:
Fuulidda faras si deg deg ah loo fuulo.
Si habaysan oo lugaha loo rogrogo marka ciyaar la tumayo.
m.l
Wadaag:
Faras si degdeg ah u fuulid.
Ciyaar si habaysan lugaha u rogrogid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag: