Qeexid
"Faras si degdeg ah u fuulid."
Qeexid Xigta
Ciyaar si habaysan lugaha u rogrogid.
[-bay, -btay]
lugduub2 ay
lugduub2 tay
f.g1"Faras si degdeg ah u fuulid."
Ciyaar si habaysan lugaha u rogrogid.
Wadaag:
Fuulidda faras si deg deg ah loo fuulo.
Si habaysan oo lugaha loo rogrogo marka ciyaar la tumayo.
m.l
Wadaag:
Xoog ama khasabcid ku kaxaysasho si wax loogu madax furtoama dan gaar ah loogu fushado.
Af (dadama xoolo) wax ugu duubid.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Bilawga bowdada ilaa cagta ama qoobka.
Jeex weyn oo laag ku dara dhirna leh.
Socod aan gaadiid la fuushanayn.
m.dh
Wadaag:
Cid lala socday wax yar ka harid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag: