Qeexid

"Qof lug la'."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lugey oo kali ah:
  • Afhayeenku wuxuu sheegay in dhibaato badan ay Soomaaliya kasoo gaartay ciidamadii Itoobiya oo muddo laba sano ahaan dalka ku sugnaa, ayna markii dambe iska baxeen iyagoo lugeynaya, ayna ciidamadooda taasoo kale ku dhici karto.
  • Ma'aha markii ugu horesay ee dil gaadmo ah lagu dilo ciidamada Ethiopia waxana todobaadkii tagay sidan oo kale weerar gaadmo ah oo lagu qaaday ciidamo Ethiopian ah oo ku lugeysnayay qeybo ka mid ah wadada Warshadaha looga dilay illaa 4-askari.