Qeexid

"eeg lugee."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga lugeyn oo kali ah:
  • Waxaana dhibaatadu ay dhacday xilli buundada ay dul marayeen gawaari waa weyn, iyadoo halkaasi qaarna ay ku geeriyoodeen qaar kalena ay ku dhaawacmeen dad markaasi iyaguna lugeynayay buundada dusheeda.
  • "Waxay igu qaadatay inaan halkaa imaado 40-maalmood ah, waxaana kasoo tagay Muqdisho, inta badan waan lugeynayay, waxaana maraynay dhulka howdka ah" ayay mar kale tiri Mako Kaynaan.