[-elay, -eshay]
lughel lay
lughel shay
"La l.: cid socotay raacid."
Wadaag:
Eeg lughel
eeg lughel.
m.f.dh
Bilawga bowdada ilaa cagta ama qoobka.
Jeex weyn oo laag ku dara dhirna leh.
Socod aan gaadiid la fuushanayn.
m.dh
Bartilmaameed la isla ogyahay.
m.l
luggo'id m.f.dh eeg luggo'.
luggo' f.mg1 (-'ay, -'day) Meel wax laga doonay ka waayid.
Gaadiid la'aan meel socod ku aadid.
f.mg2
-geeyay, -gaysay
Qof lug la'.