Qeexid
"La l.: cid socod la billaabid."
[-day, -dday]
lugqaad2 ay
lugqaad2 day
f.mg1"La l.: cid socod la billaabid."
Wadaag:
Kor u qaadidda lug kor loo qaado inta la maalayo rida.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax meel yiil meel kale geyn.
(f.g) Wax gudo leh in ku filan ku shubid.
(f.g) Wax meel yiil kor u hinjin. 4. (f.g) Ciil, ceeb iwm meel kala tegid. 5. (f.g) Hanti dhicid. 6. (f.g) Nafley cudur ku dhicid. 7. (f.g) Hees ku luuqayn. 8. Yibir cid habaarid. 9. (f.g) Hadal, arrin iwm carrab ku dhufasho. 10. (f.g) Jaad cunid. 11. (f.mg) Roob feerid. 12. Dabool ka q., dub ka q.: wax daahsoonaa sheegid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
Xoog, itaal.
Baaxad.
Lixda l.: indhaha, lugaha iyo gacmaha.
m.l
Wadaag:
Ku q.: cid nabarro si degdeg ah oo aan kala go' lahayn ugu dhufasho.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Bilawga bowdada ilaa cagta ama qoobka.
Jeex weyn oo laag ku dara dhirna leh.
Socod aan gaadiid la fuushanayn.
m.dh
Wadaag: