Qeexid
"(daaw.) Cudur ku dhaca lugaha oo lugtii uu ku dhaco ay ka yaraato lugta kale ama ka gaabato."
"(daaw.) Cudur ku dhaca lugaha oo lugtii uu ku dhaco ay ka yaraato lugta kale ama ka gaabato."
magac / noun
Dheddig / feminine
Wadaag:
Bilawga bowdada ilaa cagta ama qoobka.
Jeex weyn oo laag ku dara dhirna leh.
Socod aan gaadiid la fuushanayn.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: